RW Rooble & wafdigiisa oo soo gebagebeeyey booqashadii ay ku joogeen Kuwait

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Mohamed Hussein Rooble iyo wafdiga uu horkacayo ayaa caawa dib ugu soo laabtay dalka ka dib markii ay booqasho sadex maalmood qaadatay ku tageen dalka Kuwait. Rooble iyo ka qeybgelay tacsida iyo ducada amiirkii dalka Kuwait ee dhawaan geeriyooday Shiikh Sabaax Alaxmed Alsabaax. Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka … Continue reading RW Rooble & wafdigiisa oo soo gebagebeeyey booqashadii ay ku joogeen Kuwait